Wararka oo Dhan

Cabdi Iley: Suldaan C/raxmaan Bade Waan Dalxiis Geeyay iyo Bannaan Bax La Qorshaynayo

Faallo.com (Jigjiga) 23-05-2013 Cabdi Iley: Suldaan C/raxmaan Bade waan dalxiis geeyay. Suldaan C/raxmaan Bade oo…

Jigjigaa Nabadiid ah Waa Qaaddiriyaa Alshabaab ah!: Jawaab Laga Bixiyay war Cabdi Iley Caawa Faafiyay.

Faallo.com (Jigjiga) 23-05-2013 Jidwaaq baa nabad diid ah waa Sheekhaash baa Alshabaab ah! Jawaab laga…

Maxay Ka Cabanaysaa Beesha Jidwaaq: Faahfaahin iyo Falanqayn

Faallo.com (Jigjiga) 23-05-2013 Sidaad kala socoteen warbaahinta Bahda Faallo waxaa waayadanba cabashooyin qabay beesha jidwaaq…

Guddoomiyaha Iimay Mohamed Sh Dahir oo Shacabku Ka Cabanayaan

Faallo.com (Jigjiga) 22-05-2013 Guddoomiyaha Iimay Galbeed Mohamed Sh Dahir oo Dadwaynaga dagmagaasi ka cabanayaan. Waxaa…

Is-Nacaybka Tigreega iyo Amxaarada oo Cirka Isku Sii Shareeray

Faallo.com (Jigjiga) 21-05-2013 Soomaalida ayaa lagu yaqaanay inay yihiin dad aan inta badan eegin dantooda…

Yaa Iska Leh Xogta Shacabka?

Faallo.com (Jigjiga) 21-05-2013 Bogagga Deegaanka wax ka qora ayaa waxaa ka mid ah websiteka la…

DAAWO-Qaybta Dabagalka: Maxaa Ka Jira Warar Kusoo Baxay Bogagga DDS

Haddaba qaybta dabagalka ee Bahda Faallo ayaa raad qaadday waxa ka jira warkan. Qaybta dabagalka…

Geeri naxdin leh oo kutimid Faysal Buraale

Faallo.com (Jigjiga) 18-05-2013 Geeri naxdin leh oo kutimid Faysal Buraale Faysal Buraale oo ah nin…

Waligaa ONLF Xabbad Ma Ku Ridday? Natiijada Shirkii Jigjiga

Hawshan guddi u saarida xafiisyada ayaa daba socota aasaaskii komishanka ka hortaga iyo xakamaynta Musuqmaasuqa…

Odayada Jidwaaq oo Addis u Socdaalay iyo Kuwo Lagu Xidhay Jigjiga

Faallo.com (Jigjiga) 16-05-2013 Sida wararka kula socoteen waxaa sii xoogaystay khilaafka maamulka cabdi Iley Iyo…

Warbixin: Xaduudihii Dhulka Soomaaliyeed oo Kusoo Koobmay Meel 5km u Jirta Jigjiga

9 sano ka hor xuduuda gayiga Soomaaliyeed wuxuu kor u dhaafayay Degmada Ma´ayso maantana Calankii…

CMC oo Shir Isugu Yeedhay Dad Kala Jaad Ah Barrito

Faallo.com (Jigjiga) 13-05-2013 Deg deg. Madaxweyne cabdi maxamuud cumar ayaa maalinta barri ah niska danbe…

Daawo: Jigjiga oo Dhaqanxumadu Kusoo Badanayso

Faallo.com (Jigjiga) 13-05-2013 Dad weynaha ku dhaqan magaalada Jigjiga ayaa aad uga cabanaya dhaqan xumo…

Faallo oo Waraysatay Odayaasha Jidwaaq iyo Baaq ay Soo Saareen

Masuul ka tirsan D/hoose wuxuu noo sheegay dhulka la siinayo dadka qurbaha ka imanaya iyo…

Xaaskii Gabrawaaxid oo Iyana La Xidhay!!

Gabrewaaxid Woldegiorgis oo muddo badan soo ahaa la taliyaha madaxweynayaal kala duwan ee Deegaanka Soomaalida,…

Najiib Shalakhbeen oo Beeniyay War Kusoo Baxay XogtaShacabka

Xafiiska Dubai ayaa sidoo kale u sheegay Bahda Faallo in Xawaaladda KAAH uu asalkedu ahaa…

Daawo: ESAT oo Dabadhigtay Cabdi Iley

Faallo.com (Jigjiga) 12-05-2013 Akhristayaal sidaan soo daabacnay dhawaan, Teleefishinka ESAT TV ee afka Amxaariga ku…

Qayb Kale iyo Galbeedi: Waxaan Usoo Joogay

Xiligaas rag siyaasad socota fahmay ayaa jira oo ay ka mid ahaayeen garabkii kasoo hadhay…

Dawladda Ingiriiska oo Ka Digtay Socdaallada Deegaanka Soomaalida

Faallo.com (Jigjiga) 11-05-2013 War lagu faafiyay bar ku hadasha afka dawladda Ingiriiska ayaa lagu faafiyay…

Degdeg: Cabasho Naga Soo Gaadhay Jidwaaq Absame

Waxaa dhawaanta casimada Jigjiga ka socdey shirar ay ka wadeen odayaal ka soo jeda beesha…

Muuqaal

More Videos

Ethiopia wants ex-rebels back in government

Recent Comments

Warka Deegaanka

Najiib Shalakhbeen oo Beeniyay War Kusoo Baxay XogtaShacabka

Xafiiska Dubai ayaa sidoo kale u sheegay Bahda Faallo in Xawaaladda KAAH uu asalkedu ahaa dhowr xawaaladood oo isu tagay, kuwaas oo ay kala lahaayeen Faarax Sheekh Biixi, Mustaf Cabdi Cali, Ilma Shiil, iyadoo rag kalena ay aakhirkii dib kaga biireen.…

Ma beer baa? ma Dhiig la qaboojiyay baa?

Maqaaxiyo kala duwan oo caan ah oo ku yaala Jigjiga oo iyagu si aan kala go' lahayn hadh iyo habeen looga helo beerka ayaa farta lagu fiiqaa kuwaas oo looga fadhiyo xukumada gaar ahaan laanta faayo dhawrka dawlada hoose iyo booliska deegaanka in ay baadhis rasmiya iyo dabagal ku sameeyaan.…

Cabdi Iley: Suldaan C/raxmaan Bade Waan Dalxiis Geeyay iyo Bannaan Bax La Qorshaynayo

Faallo.com (Jigjiga) 23-05-2013 Cabdi Iley: Suldaan C/raxmaan Bade waan dalxiis geeyay. Suldaan C/raxmaan Bade oo kamida salaadiinta laga yaqaano gobolka Ayaa ku jira xabsi ay leeyihiin militia u daacad ah cabdi Iley oo aan si rasmiya loo sheegin meesha uu ku yaalo. Warar is burinaya Ayaa soo baxaya oo sheegaya meesha xabsigaasi ku yaalo iyadoo…

Ra'yiga Dadweynaha

Warbixin: Xaduudihii Dhulka Soomaaliyeed oo Kusoo Koobmay Meel 5km u Jirta Jigjiga

9 sano ka hor xuduuda gayiga Soomaaliyeed wuxuu kor u dhaafayay Degmada Ma´ayso maantana Calankii kililka Oromadu wuxuu ka babanayaa hareeraha Jigjiga oo ay ka mid tahay tuulada lagu magacaabo Kaalmaale oo u jirta Jigjiga 5km wax ka yar.…

OPINION ARTICLE: ETHIOPIA’S LITTLE GADDAFI

The irony is that the federal government became unhappy upon learning of its existence because…

MAXAAD KATAQAANAA GURIGA MARTIDA AMA BAHDILKA QURBA JOOGTA

By Mr. Cadde MAXAAD KATAQAANAA GURIGA MARTIDA AMA BAHDILKA QURBA JOOGTA Waan idin salaamay marka…

Akhriste Dhaliilay FAALLO, ONLF iyo C/Iley Intaba

F.G. Amnigiisa dartiis ayaan u qarinay magaca akhristaha dhambaalkan nasoo gaadhsiiyay. ONLF ma waxeey u…

English