Muqalka Siyaasad Deeganka Soomalida.

Filed under: Ra'yiga Dadweynaha |

Muqalka siyaasad deeganka somalida.
Waxaan jacelaha in an fikir guud kabixiyo siyaasada dowlada deeganka Somali halka ay ku wajahanatahy waqtixaadirkan , waxaa lagamamarman ah in shacabka ogaadan waxyaabaha dhacaya.
1- Gobolada magacyada laga badalayo
 Gobolka fiiq_____________ Nogob
 Gobolka godey _________ Shabeele
 Gobolkawarder__________ Dolo
 Gobolka dhaxbuur_________ Jarar
 Gobolka jigjijg____________ Faafan.

2- Shirweynaha xisbiga oo lagu qabanayo (geerigo,an)
3- Xuska loosameeynayo maalintii ugu horeysay ee barlamaanka deeganka uu fadhiistay
Dire Daw 16 tir 1985ec micnaha kadambeya maxuuyahay?
Marka aad eegto dhamaan isbadel lagu sameeynayo hab socodki hore maxaad dareemi?
FG:- Halka waxaa kacad in cabdi iley uu fulinayo siyaasadahii ONLF oo qalin ah, lakiin barlamaanka deeganka waa kuwa indho xiran oo an dareemaynin halka ay kuwajahantahay siyaasad cabdi maxamed cumar.
Shacabkow, maxay tahay sababta shirweynaha xisbiga look u qabanaayo geerigo,an?
Geerigo,an waa halkii lagu asaasay uruurka ONLF marka waxay kadhigantahay waxaa la cusboonaysiinaya jirtanka uruurka ONLF.
Dhanka kale marka aad ka eegto cabdi iley wuxuu fuliniyaa dhamaan heshiiyadi lasoo galay uruurka ONLF ee qarsoodi ahaa
Shacabka somaliyeed an u bandhigno jawaabah waafiga ah dhamaan qobadan.
Laakiin mustaqbalka maxay noqondonta dhacadoyinkan?

Mahad
Wanaag jacel.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.