Ogaysiis : Shirkada iibsiga Dhulka iyo Guryaha oo laga furay Jigjiga

Filed under: Ganacsiga,Wararka oo Dhan,Warka Deegaanka |

Shirkada kala-iibsiga Dhulka iyo Guryaha oo laga furay Jigjiga

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadka ka soojeeda  Dowlad deegaanka Soomaalida itoobiya iyo ciddi danaynaysaba in laga furay Magaalada Jigjiga ee Caasimada Dowlad Deegaanka Soomaalida itobiya Xaafiis kuu fududaynaya hadaad doonayso inaad guryo iyo dhulba ka iibsatid Caasimada Jigjiga gacana kaa siinaya waxii sharci ah ee ku saabsan howlahaas .

Maamulaha Himilo Mr Hanad

Waxaa xafiiskaa diyaar kuugu ah dad khibrad uleh shaqadaas hadaba waa fursad aad si fudud ku helayso guri ama dhul adigoo meelkasta dunida ka  jooga .
hadaba adigoo is dhibin sifudud waxaad ula xiriirtaa shirkada new himilo ee iibinta iyo kiraynta hantida maguuraanka ah iyo baabuurta ee fadhigoodu uu yahay Magaalada jigjiga ee caasimada DDSi.Hadaba waxaad kala xiriirtaa teleefankan : 251-915213212 Hanad Maxamed Gaashaan, email: qafanqoof3@hotmail.com

Xigasho: Dhanaan.com
Jigjiga

2 Responses to Ogaysiis : Shirkada iibsiga Dhulka iyo Guryaha oo laga furay Jigjiga

  1. doonayaa Waxaan inaan dhisto guri ka kooban shan qol oo sida guryaha caadiga udhisan iyo dhulkisii oo lasocda iyo intuu ku kacaayo

    Waad mahadsantihiin

    Bada case agagaarkeeda

    Faisal abdi UAE

    faisal
    March 8, 2016 at 7:05 pm

  2. Shirkadan waxa loo furay Jamaal Xaaji Siraad iyo Marwo Istaahil Xaaji Siraad,waa mida soo gacan galisay Fanaankii Cabdikaaliq Xaaji Siraad.Waxay 10% ku leeyihiin iib kasta oo jigjiga ka dhaca. Waxan leeyahay ka durka oo ka digtoonaada

    Richard Abraham
    December 3, 2012 at 10:35 pm