Home » Archives by category » Barnaamijyo » Caafimaadka

Xubinta Caafimaadka: Waa Maxay Cagaarshow? Maxaase Keena?

Waa Maxay Cagaarshowga B maxaase Keena? Cagaarshwgu waa erey xaga caafimaadka loo yaqaano beerka bararsan ee jiran. Hal nooc oo ka mida cagarshowga B waxaa keena jeermiska cudurka dhaliya ee loo yaqaan (virus). Jeermiska cudurkani dhaliyaa wuxuu dhex galaa jirkaaga kuna keenaa xanuun beerkaaga. Mararka qaarkood dhibaato ayuu cudurkani u keenaa beerkaaga iyo isaga oo […]

Cudurrada la xaqiijiyay in ay wax ka tarto waxaa ka mid ah:

1- La dagaallanka infakshanka khaas ahaan cudurrada bakteeriyada ay keento.
2- Xoojinta difaaca jirka iyo ka sifeynta jirka sunta iyo waxyaabaha khatarta ah.

Continue reading …

Su’aalo soo Baxay oo Ku Aaddan Tallaal laga Wado Deegaanka Soomaalida

Comments Off on Su’aalo soo Baxay oo Ku Aaddan Tallaal laga Wado Deegaanka Soomaalida

Faallo.com (Jigjiga) 04-01-2013 Ku dhawaad 3 malyan oo Caruur ah oo DDS laga Tallaalayo Dabaysha iyo Su’aalo soo Baxay Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Itoobiya ee ENA waxaa socda olole tallaal (Taglaal) oo la doonayo in gabi ahaanta carruurta ku nool meelaha ay Itoobiya ka taliso laga tallaalo cudurka dabaysha (ee afka qalaad logu […]

Continue reading …

Barnaamika Caafimaadka: DR MACOW SU’AALO IYO JAWAABO

Comments Off on Barnaamika Caafimaadka: DR MACOW SU’AALO IYO JAWAABO

Akhristayaasha sharafta leh haattanna waa aqoon korodhsi ku saabsan caafimaadka. Waa barnaamij ka baxay mid ka mid ah telefishinada Soomaalida oo uuu marti ku ahaa Dr Macow. Haddaba ka fii’iidaysi wacan. Asxaabta Bahda Faallo.com waxay idinkula dardaarmaysaa inaad caafimaadkiina qaaliga ah ka ilaalisan wixii dhib u keeni kara. Sababto ah ka hoortagga ayaa ka wanaagsan daawaynta.

Continue reading …

Ma beer baa? ma Dhiig la qaboojiyay baa?

Comments Off on Ma beer baa? ma Dhiig la qaboojiyay baa?

Maqaaxiyo kala duwan oo caan ah oo ku yaala Jigjiga oo iyagu si aan kala go’ lahayn hadh iyo habeen looga helo beerka ayaa farta lagu fiiqaa kuwaas oo looga fadhiyo xukumada gaar ahaan laanta faayo dhawrka dawlada hoose iyo booliska deegaanka in ay baadhis rasmiya iyo dabagal ku sameeyaan.

Continue reading …

Ma Rabtaa inaad u Shaqaysid Merlin: Jago Bannaan

Comments Off on Ma Rabtaa inaad u Shaqaysid Merlin: Jago Bannaan

Project Medical Officer (PMO) (Re-Advertisement) Job Description Merlin’s objective in Ethiopia is: The goal of Merlin’s mission in Ethiopia is to address acute and chronic humanitarian crises within Ethiopia where the health system is unable to cope fully with the needs of an increasingly vulnerable population experiencing food crisis, flood or drought, combined with the […]

Continue reading …

Caafimaadka: Cir-waynida oo Lala Xidhiidhiyay Xusuusta oo Qofka Ka Lunta

Comments Off on Caafimaadka: Cir-waynida oo Lala Xidhiidhiyay Xusuusta oo Qofka Ka Lunta

Waxaa hadda la ogaaday in cirwaynida laga qaado cuduro maskaxda ku dhaca oo keenta in qofka ay ka suusho xusuustu, iyadoo heerarka cudurradaas ay kala duwanyihiin ayaa waxaa ugu daran cudurka Alzheimer-ka loo yaqaan oo qofka kusoo dagdaga. Cudurkan oo ah mid Alle SW laga magan galo ayaa qofka ka dhiga mid aan noolayn dhimanna.

Continue reading …

Camel milk may help control diabetes, researchers say

Comments Off on Camel milk may help control diabetes, researchers say

Camel milk reduced blood sugars in Type 2 diabetics in a study led by Rajendra Agrawal at the Diabetes Care & Research Centre in Bikaner, India. And those who rely on insulin, Type 1 diabetics, likewise reportedly benefited from camel milk in a 16-week trial at Cairo University.

Continue reading …

Cudurka Macaanka ama Sonkorta

Comments Off on Cudurka Macaanka ama Sonkorta

Akhristayaal Waxaan Barnaamijka Caafimaadka ee maanta ku eegaynaa cudurka Sonkorta ama Macaanka kaas oo ah cudur Soomaalida inta ladan (waxaan ula jeednaa dadka dalkii wax ku haysta iyo kuwa dibadaha ku sugan) aad ugu soo badanayay muddooyinkii dambe. Haddaba waa maxay cudurkan? Maxaase keena ama sababa? Dawo ma Leeyahay? Sidee looga hortagi karaa? Faylkan Hoose […]

Continue reading …