Home » Archives by category » Barnaamijyo » Ganacsiga

Ganacsiga: Warshad Samaysa Furaashyada oo Jigjiga Laga Dhisay

Faallo.com (Jigjiga): 09-01-2015 Waxaa xadhiga laga jaray warshad soo saari doonta furaashyada iyo isbuunyooyinka laga sameeyo qalabka kala duwan. Warshaddan ayaa waxaa maalgaliyay shaqsiyaad shuraako ah oo u dhashay Deegaanka Soomaalida, kuwaas oo Deegaanka iyo Qurbaha ku kala sugan. Sida uu sheegay maareeyaha warshaddan oo lagu magacaabo Cismaan Gaafuun waxaa hirgalinta warshaddan ku baxday kharash […]

Sawiro: Diyaarad Ethiopian Airlines oo Maraykanka U Socotay oo Hawada Ku Xumaatay!!

Comments Off on Sawiro: Diyaarad Ethiopian Airlines oo Maraykanka U Socotay oo Hawada Ku Xumaatay!!

Waa ciladdii labaad ee isla toddobaadkan soo wajahda Ethiopian airlines, iyadoo isla toddobaadkan ay diyaarad nooca dalka gudahiisa isaga gooshta ah uu shaag ka baxay laba taayir midkood, kaddib markii ay hawada gashay, taasoo inkastoo ayna cidi wax ku noqon rakaabkii saarnaa khalkhal badan galisay.

Continue reading …

Somali Regional State: Hormud Camel Milk Company to Open in Jigjiga

Comments Off on Somali Regional State: Hormud Camel Milk Company to Open in Jigjiga

The construction of the processing plant will take place in the coming two months on 4,000sqm already in possession of the major owner of the company, Kelif Abdiyusouf, who has 85pc share, with the other 15pc owned by Abas Wondimu. The building itself will be one-storey resting on an 18m x 30m plot. The design of the building costs 30,000Br, according to Kelif. The company is expected to be opened in 2016.

Continue reading …

Daawo: Ganacsatadii Togdheer Lagu Dhacay oo War Cusub Soo Saartay iyo Hadalkii Cabdi Iley oo “IIDHEH” Iska Ahaa!!!

Comments Off on Daawo: Ganacsatadii Togdheer Lagu Dhacay oo War Cusub Soo Saartay iyo Hadalkii Cabdi Iley oo “IIDHEH” Iska Ahaa!!!

Faallo.com (Jigjiga) 20-06-2016 Ganacsatadii Togdheer Lagu Dhacay oo War Cusub Soo Saartay iyo Hadalkii Cabdi Iley oo “IIDHEH” Iska Ahaa!!! Sida aan horay idiinla socodsiinnay waxaa jirtay ganacsato kasoo jeedda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya maamusho kuwaas oo ka ganacsada xoolaha nool oo lagu dhacay magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Halkan ka eeg qoraakii hore. Haddaba […]

Continue reading …

DDS oo Sheegtay inay Somaliland Kala Hadlayso Ganacsato Lagu Dhacay Burco

Comments Off on DDS oo Sheegtay inay Somaliland Kala Hadlayso Ganacsato Lagu Dhacay Burco

Faallo.com (Jigjiga) 16-06-2015 Waxaa maalmahan jiray warar ku saabsan in la dhacay hanti ay lahaayeen ganacsato kasoo jeedda Deegaanka Soomaalida kana ganacsata iibka xoolaha nool ee loo iib geeyo dalalka Khaliijka. Ganacsatadan oo shir jaraa’if qabatay maalmo ka hor ayaa caddeeyay in laga dhacay maal fara badan iyagoo dalbaday in si bilaa shuruud ah loogu […]

Continue reading …

Qiimaha Maceeshadda oo Sicir Barar Ku Yimid iyo Diridhaba iyo Deegaanka Soomaalida oo Ka Mid Ah Meelaha Ugu Daran

Comments Off on Qiimaha Maceeshadda oo Sicir Barar Ku Yimid iyo Diridhaba iyo Deegaanka Soomaalida oo Ka Mid Ah Meelaha Ugu Daran

Faallo.com (Jigjiga) 12-06-2015 Qiimaha Maceeshadda oo Sicir Barar Ku Yimid iyo Diridhaba iyo Deegaanka Soomaalida oo Ka Mid Ah Meelaha Ugu Daran Wararka naga soo gaadhaya xafiiska tirakoobka Itoobiya ayaa sheegaya in tirakoobkii ugu dambeeyay ee laga sameeyo dalka Itoobiya uu Deegaanka Soomaalidu ka mid noqday meelaha ugu maciishad qaalisan, iyadoo guud ahaan Itoobiya oo […]

Continue reading …

Markii ciidanka loogu yeedho Booliska gaarka ah loo geeyay inay gabadha walaasheed cadhootay, ayaa nimankan oo u badan dhallinyaro jirrinimo lagu ababiyo waxay soo qabteen gabadhii dhulka laga boobay walaasheedii la sheegay inay wajigeeda cadho laga dareemay. Loomaba kaadinine waxaa la geeyay Jeel Ogaadeen, waxaa loo sheegay inay shan sano oo xadhig ah tahay , sababta xadhiggana loogu sheegay maaddaama ay af-lagaaddaysay madaxweynaha Deegaanska!!! Waxaa xusid mudan waxa wax xukumaya ma aha maxkamad ee waa Liyuu Boolis.

Continue reading …

MADAXWAYNE CABDI OO XIDHAY DHAMMAAN 28 SHIRKADOOD OO RAASHINKA DEEGAANKA CANSHUUR DHAAF KU KEENAYAY

Comments Off on MADAXWAYNE CABDI OO XIDHAY DHAMMAAN 28 SHIRKADOOD OO RAASHINKA DEEGAANKA CANSHUUR DHAAF KU KEENAYAY

Faallo.com (Jigjiga): 24-12-2014 Madaxwaynaha Deegaanka Soomaalida Cabdi Iley ayaa todobaadkii hore joojiyey dhammaan 28 shirkadood oo Deegaanka u dhashay kuwaas oo keeni jiray raashinka canshuurdhaafka ah¬† kaasoo dad badanna ay shaqo u ahayd raashinkana la filayay inuusan aad u qaaliyoobin, inkastoo maalmihii dambe lagu xamanayay shirkadahaas inay qiimo badan saaran jireen¬† raashinka. Haddaba dadka qaar […]

Continue reading …

DDS: Hindida oo Usoo Dhigatay Xoolaha Soomaalida

Comments Off on DDS: Hindida oo Usoo Dhigatay Xoolaha Soomaalida

Faallo.com (Jigjiga) 05-01-2014 Hindida iyo Xabashida oo U Heshiiyay Xoolaha Soomaalida iyo Oromada: Ninkii Seexdaa Sicii Dibi Dhalay! Waxaa laga dharagsanyahay in Soomaalidu yihiin dad ku caan ah dhaqashada xoolaha. Deegaanka Soomaalida ee ay haatan Itoobiya ka taliso waxaa la sheegaa inay tahay halka ugu xoolaha badan Geeska Afrika, iyada oo xoolahaas ay ku xidhanyihiin […]

Continue reading …

Ganacsatada Deegaanka Soomaalida oo Loo Sharxay Fursadaha Dibadda

Comments Off on Ganacsatada Deegaanka Soomaalida oo Loo Sharxay Fursadaha Dibadda

Faallo.com (Jigjiga) 02-01-2013 Waxaa magaalada Jigjiga ka soconaya shir loo qabtay ganacsatada ka howl gasha Deegaanka Soomaalida, gaar ahaan kuwooda daneeya inay dibadaha wax u iib geeyaan. Shirkan oo ay iska kaashadeen qabanqaabadiisa Rugta Ganacsida ee Deegaanka Soomaalida iyo Xafiiska Canshuur Uruurinta (Jibriga) ayaa ujeeddadisu ahayd in ganacsatada Soomaaliyeed lagu wacyi galiyo fursadaha iib gaynta […]

Continue reading …
Page 1 of 3123