Home » Archives by category » Faallo

Waa in Gargaar Ku Habboon Lala Gaadhaa Dadka Fatahaaddu Saamaysay!

Faallo.com (Addis Ababa): 2016-04-09 Waxaa maalmo ka hor Xarunta Deegaanka ee Magaalada Jigjiga ku habsatay masiibo saamayn wayn ku yeelatay shacabka magaalada iyo hareeraheeda daggan, gaar ahaan dadka danyarta ah. Waxaa magaalada asqeeyay daad aad ugu fatahay kaas oo roobka sababay badankiisu ay ka da een meelo ka baxsan magaalada bannaankeeda, iyadoo roobka gudaha ka […]

Cabdi Iley Muxuu Ka Qaadi Karaa Reer Shiniile iyo Liibaan?

Comments Off on Cabdi Iley Muxuu Ka Qaadi Karaa Reer Shiniile iyo Liibaan?

Faallo.com (Addis Ababa): 22-03-2016 Cabdi M Cumar, oo markaad is tidhaahdo eegga sidii hore wuu kasoo yara roonaanayaa, ayaan wali ka korin ciyaal suuqnimadii iyo aflagaaddadii looga bartay. Waxaad wada ogtihiin inuu dhawaan magacaabay dagmooyin illaa 25 gaadhaya oo illaa iyo haatan ujeedkooda dhabta ah aan la garanayn, marka laga reebo Eex, qabyaalad iyo in […]

Continue reading …

Sawiro: Sideed U Aragtaa Shirka Dhallinyarada; DHIIBO FIKIRKAAGA

Comments Off on Sawiro: Sideed U Aragtaa Shirka Dhallinyarada; DHIIBO FIKIRKAAGA

Faallo.com (Jigjiga) 13-01-2016 Sidaan dhowr jeer oo hore u falanqaynayba waxaa Deegaanka Soomaalida ka jira shaqo la’aan aad u baahsan oo ku habsatay dhallinyarada; shaqo la’aanta qaar waxaa lagu dhallii karaa meelo kale. Hase yeeshee eedda inteeda badan waxaa iska leh shaqsiyaadka maamula siyaadda iyo dhaqaalaha Deegaanka oo uu hormuud u yahay Cabdi M. Cumar. […]

Continue reading …

Sawiro Argagax Leh: Ninka Ubadkiisii Sidaa U Galay Miyaad Arxan Ka Sugaysaan?

Comments Off on Sawiro Argagax Leh: Ninka Ubadkiisii Sidaa U Galay Miyaad Arxan Ka Sugaysaan?

Faallo.com (Jigjiga): 13-01-2016 Soomaaliyeey, haddaba, sow dow ma aha inaan bal is waydiino kuwa aan maalin iyo habayn waa walaalaheen leenahay, mar hadday kuwii inaga xigay ee ay qaar isku diinta ahaayeen sidaa u galeen, inaannu ka filno inay noo asxaan sameeyaan sow inagu ceeb maaha? Fikirkaaga kaga qayb qaado doodda. Waxaa maalinba maalinta ka […]

Continue reading …

Jaamacadda Diridhaba oo Ciidamo Badan Lagu Daadgureeyay iyo Arday Waxyeello Soo Gaartay

Comments Off on Jaamacadda Diridhaba oo Ciidamo Badan Lagu Daadgureeyay iyo Arday Waxyeello Soo Gaartay

Faallo.com (Jigjiga) 12-01-2016 Kacdoonkii Oromada oo wali halkii ka sii socda iyo Waxyeellada loo gaysanayo Oromada oo iyana sii kordhaysa. Ciidan aad u tira badan aadna u hubaysan ayaa lagu soo daadgureeyay Jaamacadda Diridhaba (Dire Dawa University). Ciidankan oo isugu jira boolis Federaal ah iyo waliba ciidan milatari ayaa wararku waxay intaa ku darayaan inay […]

Continue reading …

Maxay ka qortay Saxaafadda Itoobiya Somaliland?

Comments Off on Maxay ka qortay Saxaafadda Itoobiya Somaliland?

Faallo.com (Addis Ababa): 10-01-2016 Sida ay baahiyeen jaraa’id kala duwan oo ka soo baxaya dalkan Itoobiya ayaa waxaa qaar badan oo jaraa’idkaas ka mid ah maanta ciwaan looga dhigay dhacdo shalay ka dhacday Somaliland. Warka dhacdadan oo sidoo kale ay baahiyeen saxaafadda Soomaalidu ayaa dulucdiisu ahayd in Somaliland ay qabatay tahriibayaal ka soo jeeda Itoobiya […]

Continue reading …

Saxaafadda Caalamka oo Waxay Aamustaba Aakhirkii Itoobiya Tooshka Ku Ifisay!

Comments Off on Saxaafadda Caalamka oo Waxay Aamustaba Aakhirkii Itoobiya Tooshka Ku Ifisay!

Faallo.com (Addis Ababa): 10-01-2016 Falanqayn ku saabsan saxaafadda caalamka iyo waxa ay ka qortay kacdoonka Oromada Itoobiya waxaa ka socday walina ka sii socda kacdoon ay wadaan qawmiyadda Oromada, kacdoonkan oo markii hore ku bilaabmay diidmo ay Oromadu diiddanyihiin dhul-ballaadhsi ay xukuumadda Itoobiya ka samaynaysay Deegaanka Oromiya, oo ay xukuumaddu rabtay in dhul Deegaankan ka […]

Continue reading …

Waa Maxay Ujeeddada Safarka Afey iyo Xaaji ee Jigjiga?

Comments Off on Waa Maxay Ujeeddada Safarka Afey iyo Xaaji ee Jigjiga?

Faallo.com (Jigjiga) 06-01-2015 Maxay tahay ujjeedada safarka Afey iyo Xaaji ee Jigjiga? Faalladan wada aqri si aad u fahanto silsiladda dhacdooyinka. Waxaa magaalada Jigjiga gaadhay wafdi ka socda Soomaalida ku hoos nool Kenya oo ay ka mid ahaayeen siyaasiyiin Geeska Afrika laga yaqaanno ayaa waxaa hoggaaminayay xubnaha kala ah Maxamad Cabdi Afey oo horay usoo […]

Continue reading …

Faallo.com (Jigjiga) 04-01-2016 Siday ku dhacday in Deegaanka oo tiro ahaan ah kan 3-aad ee dhulka Itoobiya ka taliso uusan waxba ka helin 15 Diblamaasi Cusub oo la magacaabay? Itoobiya ayaa magacowday 15 diblamaasi oo cusub oo loo kala dirayo caalamka daafihiisa. Waxaa soo baxday in 15-kan diblamaasi ee cusub uusan ku jirin hal mid ah oo […]

Continue reading …

Xaggay Kala Marayaan Shiinaha iyo Shidaalka Ogaden (Deegaanka Soomaalida)?

Comments Off on Xaggay Kala Marayaan Shiinaha iyo Shidaalka Ogaden (Deegaanka Soomaalida)?

Xataa haddii lasoo saaro gaaska Jeexdin ma cadda halka la marin iyo sida loo iibgayn karo toonna, sababtoo ah waxaa wali ka jira Deegaanka jabhad ka soo horjeedda dhoofinta khayraadka shacabka Soomaaliyeed iyadoon shacabka afti laga qaadin, walow jabhaddani aysan awood ciidan oo saas ah haatan ku lahayn Deegaanka, waa jabhad wali siyaasad ahaan dhisan oo miisaankeeda leh.

Continue reading …
Page 1 of 16123Next ›Last »