Home » Archives by category » Taariikh

Badheedh: Xasuuqii Qabridaharre oo 8 Sano Kasoo Wareegtay

Faallo.com (Jigjiga) 14-11-2013 Taariikhdu waa ma guuraan. Dadka inta sida umusha illowshaha dhow mooyee intii kale ee caqliga u saaxiibka ah way xustaa taariikhdeeda iyo waayaheeda. Muhiimadda taariikhdu ma aha in lagu calaacalo oo lagu cataabo wax ku dhaafay iyo in lagu mashquulo wax waqtigiisii tagay oo aadan wax ka qaban karin. Balse muhiimadda taariikhdu […]

Xiligaas rag siyaasad socota fahmay ayaa jira oo ay ka mid ahaayeen garabkii kasoo hadhay ururada baxay, waxayna lahayeen Xili dagaal la gali karo ma joogno aan ka fiirsno bixitaanka, waxaana ka xsuusto, Khadar Macallin Cali, Cabdi Ismacil aw Xaaji, Guray Fidaar, Doolaal Aadan Dhagoole, Aaden Waris, Ismaacil Sheekh Cabdi

Continue reading …

Daawo Yuusuf Dheere oo Ka Sheekaynaya Taariikhdii Dhoodaan

Comments Off on Daawo Yuusuf Dheere oo Ka Sheekaynaya Taariikhdii Dhoodaan

Faallo.com (Jigjiga) 27-04-2013 Akhristayaasha sharafta leh sida aad la socotaan waxaan shalay soo baahinay war dag dag ah oo aan filayno inaan ahayn shabakaddii ugu horraysay ee warkaas caalamka usoo gudbisa, warkaas oo ahaa in Abwaankii abwaannada C/Laahi Dhoodaan uu ku geeriyooday Diridhaba, isagoo maalmahan dhakhtaro ugu jiray magaalada Diridhaba iyo Harar. Waxaan idiin ballan […]

Continue reading …

Taariikhda Deegaanka

Comments Off on Taariikhda Deegaanka

Halkanna waxaan kusoo gudbin doonnaa hadii Alle idmo wixii taariikhda Deegaanka ku saabsan.

Continue reading …