Home » Archives by category » Warka Deegaanka

Waa in Gargaar Ku Habboon Lala Gaadhaa Dadka Fatahaaddu Saamaysay!

Faallo.com (Addis Ababa): 2016-04-09 Waxaa maalmo ka hor Xarunta Deegaanka ee Magaalada Jigjiga ku habsatay masiibo saamayn wayn ku yeelatay shacabka magaalada iyo hareeraheeda daggan, gaar ahaan dadka danyarta ah. Waxaa magaalada asqeeyay daad aad ugu fatahay kaas oo roobka sababay badankiisu ay ka da een meelo ka baxsan magaalada bannaankeeda, iyadoo roobka gudaha ka […]

Cabdi Iley Muxuu Ka Qaadi Karaa Reer Shiniile iyo Liibaan?

Comments Off on Cabdi Iley Muxuu Ka Qaadi Karaa Reer Shiniile iyo Liibaan?

Faallo.com (Addis Ababa): 22-03-2016 Cabdi M Cumar, oo markaad is tidhaahdo eegga sidii hore wuu kasoo yara roonaanayaa, ayaan wali ka korin ciyaal suuqnimadii iyo aflagaaddadii looga bartay. Waxaad wada ogtihiin inuu dhawaan magacaabay dagmooyin illaa 25 gaadhaya oo illaa iyo haatan ujeedkooda dhabta ah aan la garanayn, marka laga reebo Eex, qabyaalad iyo in […]

Continue reading …

Raaligalintii Xaylemaryam oo lagu gacan saydhay

Comments Off on Raaligalintii Xaylemaryam oo lagu gacan saydhay

Sida ay qortay wakaaladda wararka ee BBC raysalwasaaraha Itoobiya, Hailemariam Dessalegn ayaa ku dhawaaqay inuu raali galin ka bixinayo dhikii soo gaadhay dadwaynaha Oromada ah ee kacdoonka ka waday Deeganka Oromada. Halkan ka eeg warkaas hore: http://www.bbc.com/news/world-africa-35773888 Warkan oo uu Xaylemaryam ka sheegay mar uu hortagay golaha Baarlamaanka ayaa ku tusinaya sida ay Itoobiya uga […]

Continue reading …

Cunoqabatayntii Biyaha oo Oromada Gaadhay!

Comments Off on Cunoqabatayntii Biyaha oo Oromada Gaadhay!

Sida aad ka dharagsantihiinba waxaa shacabka Deegaanka Soomaalida dhibaatooyinka haysta ka mid ah cuno qabatayn dhan walba ah; tusaale ahaanna waxaa Deegaanka baahida ugu daran ee haysata ka mid ah biyo la’aan oo xataa caasimadda Jigjiga nolol-maalmeedka bulshada cidhiidhi galisa. Halkan ka eeg sawiro iyo qoraallo aan hadda ka hor ka soo qaadnay arrimahaas: http://www.faallo.com/2014/11/18/haddii-caasimaddii-sidan-tahay-mee-horumarkii-lagu-wardinayay/ iyo http://www.faallo.com/2013/03/11/dambal-shiniile-zone-oo-biyo-laaan-shacabkii-u-dhibaataysanyihiin/ […]

Continue reading …

Daawo: ONLF oo Shir Jaaraa’id Ku Qabatay Nairobi

Comments Off on Daawo: ONLF oo Shir Jaaraa’id Ku Qabatay Nairobi

Jabhadda ONLF ee ka dagaallanta Itoobiya ayaa shir jaraa’id ku qabatay magaacalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. War saxaafadeedkan oo ay si wada jir ah u qabteen xubno sar sare ee ka mid ah ONLF kuwooda u jooga Geeska Afrika ayaa ujeeddadiisu ahayd inay jabhaddu ku caddayso mawqifkeeda ku aaddan heshiiskii dhawaantan ka dhacay magaalada […]

Continue reading …

Tacsi Loo Dirayo Reer Cilmi Gurey

Comments Off on Tacsi Loo Dirayo Reer Cilmi Gurey

Waxaa halkan tacsi loo marinayaa dhammaan eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Allaha u naxariistee marxuum Cilmí Gurey Isaaq oo maalinkii shalay ahayd tii Rabbi ku timid. Waxaa marxuumka Alle looga baryayaa inuu jannadii Fardowsa ka waraabiyo, intii uu ka tagay oo qoyskiisa iyo asxaabtiisu ugu horreeyaanna samir iyo iimaan uu Alle ka siiyo. […]

Continue reading …

Maxkamad Caalami ah Oo Go’aan Ka Gaadhay Muran Shidaalka Soomaalida (Ogaden)

Comments Off on Maxkamad Caalami ah Oo Go’aan Ka Gaadhay Muran Shidaalka Soomaalida (Ogaden)

Faallo.com (Jigjiga) 25-01-2016 Maxkamad ku taallada Dalka Swisarlaan ayaa ridday go’aan maxkamadeed oo ku aaddan muran ku saabsanaa shidaalka Ogaden. Murankan oo u dhexeeyay Wasaaradda Macdanta ee Itoobiya oo iyadu maamusha dhulka Soomaaliyeed ee shidaalkani laga helay, gaar ahaan aagga Jeexdin ee ka tirsan gobolka Qoraxay, iyo shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo horay heshiis […]

Continue reading …

Tribunal Dismissed PetroTrans’ Compensation Claims for Ogaden Gas Agreement

Comments Off on Tribunal Dismissed PetroTrans’ Compensation Claims for Ogaden Gas Agreement

Tribunal Dismissed PetroTrans’ Compensation Claims for Ogaden Gas Agreement The Geneva based Arbitration Tribunal, operating under the auspice of the International Court of Arbitration of the International Chamber of Commerce- rejected all of PetroTrans’ claims of unlawful termination of the Calub and Hilala, Ogaden Gas fields’ appraisal and development agreement  signed with the Ethiopian Ministry […]

Continue reading …

Sawiro: Sideed U Aragtaa Shirka Dhallinyarada; DHIIBO FIKIRKAAGA

Comments Off on Sawiro: Sideed U Aragtaa Shirka Dhallinyarada; DHIIBO FIKIRKAAGA

Faallo.com (Jigjiga) 13-01-2016 Sidaan dhowr jeer oo hore u falanqaynayba waxaa Deegaanka Soomaalida ka jira shaqo la’aan aad u baahsan oo ku habsatay dhallinyarada; shaqo la’aanta qaar waxaa lagu dhallii karaa meelo kale. Hase yeeshee eedda inteeda badan waxaa iska leh shaqsiyaadka maamula siyaadda iyo dhaqaalaha Deegaanka oo uu hormuud u yahay Cabdi M. Cumar. […]

Continue reading …

Jaamacadda Diridhaba oo Ciidamo Badan Lagu Daadgureeyay iyo Arday Waxyeello Soo Gaartay

Comments Off on Jaamacadda Diridhaba oo Ciidamo Badan Lagu Daadgureeyay iyo Arday Waxyeello Soo Gaartay

Faallo.com (Jigjiga) 12-01-2016 Kacdoonkii Oromada oo wali halkii ka sii socda iyo Waxyeellada loo gaysanayo Oromada oo iyana sii kordhaysa. Ciidan aad u tira badan aadna u hubaysan ayaa lagu soo daadgureeyay Jaamacadda Diridhaba (Dire Dawa University). Ciidankan oo isugu jira boolis Federaal ah iyo waliba ciidan milatari ayaa wararku waxay intaa ku darayaan inay […]

Continue reading …
Page 1 of 67123Next ›Last »