Home » Archives by category » Warka Deegaanka » Suugaan

Gabay: “Dukum Daakum”

By Alpha Alpha “Gabaygan waxaa la yidhaah Dukum-daakum.” Akhriste Aaamiinta u badi adiguna in illaahay mujirimkan inaga  qabto insha Allah Gabaygu alle bari iyo Xogwaranba wuu isugu jiraa kolkaa wixii xogwaran ah ee dhibaato  iyo gaboodfal ah ee dadka lagu sameeyayna xogwaran u qaado ,wixii  duco iyo alle tuug ahna aamiinta u,dheh. Camajow dabuubtaadi gabay waan ku diirsadaye Doog […]

Gabaygii “Waa Adduun” ee Alpha Alpha: Waa Gabay Dhaxalgal Ah, Kana Turjumaya Xilliga.

Comments Off on Gabaygii “Waa Adduun” ee Alpha Alpha: Waa Gabay Dhaxalgal Ah, Kana Turjumaya Xilliga.

Akhristayaasha sharafta leh, intiinna garanaysa qiimaha suugaanta iyo kaalinteeda taariikhda bulshada, waxaan halkan idinkula wadaagaynaa gabay uu na soo gaadhsiiyay Mr. Alpha Alpha oo eebbe ku mannaystay inuu si habboon ugu cabbiro erayo mug wayn kolba ujeeddada uu maago. Maantana Alpha wuxuu inoo hayaa gabay uu ugu magac-daray “Waa Adduun” oo uu inoo sheegay inuu “ka hadlaya […]

Continue reading …

Faallo.com (Addis Ababa): 08-05-2015 Abwaanka A.A. oo farriinta hoose mar dhexdaas ah nasoo gaadhsiiyay waxaan uga mahad celinaynaa in xilqaanka iyo baraarujinta, tilmaamidda iyo toosinta bulshadaDeegaanka Soomaalida. Abwaanka taariikhda ayaa xusaysa, markii ay habboonaatona waxaa la guddoonsiin doonaa abaal marin uu ku mutaystay dadaalkiisa suugaaneed. Gabaygan waxaa tiriyay muwaadin u dhashay Degaanka DDS. Waxaan jeclaystay […]

Continue reading …

Gabayga Mahadho-Reeb

1 Comment

Hindisaaga: Abwaan Maxamed Cabdiqaadir (Stanza) Halhayska Gabayga: Mahadha-reeb Habeentiriska: 08/02/2015    Murti weeye maansada Ilaah, nagu manneystaaye Miisaan mug iyo waa cuf iyo, mahadha-reebtiiye Miiraale roob hoorayoo, lagu maqsuudaaye Waa midabba-jaadleey Rabbaa, muunad bixiyaaye.   Waa biyaha maanyee ka badan, madal-la-joogaaye Waa maar mar lagu ciilbaxaa, mudanayaaloowe Maafoos birjeex loo qiraa, mala’awaalaaye Meeqaan gobaadleey xaqaa, […]

Continue reading …

Gabaygii Eng. C/Qaadir Burayda oo Dhammaystiran!!!

Comments Off on Gabaygii Eng. C/Qaadir Burayda oo Dhammaystiran!!!

Anoon godob ka qabin Aadamaha, maydhax gumareedna

Anigoo gugey weynyahoo da’I isoo gaadhay

Anigoo garaaciyo budhkii, gabal I naafoobay

Geed cidla ninkii igu xidhee, gunudka ii jiiday

Ninka gooni ii taagayee, golaha ii diiday

God walba ninkii iga baxshee, geedka iga caydhshay

Ninka geeska igu riixayee, aagga iga geeyay

Gudcur dama ninka ganafta ii xidhayow, sow ku garan maayo

Continue reading …

Gabayada oo fara badnaa, ayaan maanta idiin soo xulnay gabaygakan, uu Ingineerku ku hal-qabsanayo aabbihii gabayg, Raage Ugaas. Waa gabay gaaban balse uu abwaanku ku dhammaystiray Sawir-ka dhabta ah ee ka jira Ogaden/Soomaali Galbeed.

Continue reading …

Lama Hilmaamaan!

1 Comment

Muuqaallo ku rajo galinaya, kuna xasuusinaya bari samaadkii. Walow wax badan is baddaleen casharro badanna la qaatay haddana waxaa jiraa waxyaabo ka dhexeeya Soomaalida oo dhan, sida suugaanta inteeda wanaagga faraysa bulshada, oo ay tahay in lasoo dhaweeyo loogana faa’iidaysto dhanka wanaagsan. Dhab ahaantii dadkeennu wuxuu kasoo jeedaa Deegaan guud ahaan in khayr laga (soo) […]

Continue reading …

Wali Maynaan Dhiman!

Comments Off on Wali Maynaan Dhiman!

Muuqaallo ku rajo galinaya, kuna xasuusinaya bari samaadkii. Walow wax badan is baddaleen casharro badanna la qaatay haddana waxaa jiraa waxyaabo ka dhexeeya Soomaalida oo dhan, sida suugaanta inteeda wanaagga faraysa bulshada, oo ay tahay in lasoo dhaweeyo loogana faa’iidaysto dhanka wanaagsan. Dhab ahaantii dadkeennu wuxuu kasoo jeedaa Deegaan guud ahaan in khayr laga (soo) […]

Continue reading …

Daawo Video: Bandhiggii Cali Dhaanto ee Denmark

Comments Off on Daawo Video: Bandhiggii Cali Dhaanto ee Denmark

Faallo.com (Jigjiga) 19-10-2013 Wararka naga soo gaadhaya caasimadda Denmark ee Copenhagen ayaa sheegay in xalay halkaas lagu qabtay bandhig faneed soo jiitay bulshada Soomaaliyeed ee halkaas ku sugan. Bandhiggan oo lagu beegay habaynkii xalay ee Sabtidu soo galaysay laguna dhigay caasimadda Denmark ayaa la sheegay in muddoba la sugayay bandhigga iyo fannanka hormuudka ka ahaa […]

Continue reading …

This is the upcoming novel in English language by the acclaimed and published Somali poet and novelist, Mohamed Abdikadir (Stanza). The Juba University educated writer whose two books: Haldoor and Single Kiss were published by Sudan Currency Printing Press in Khartoum in 2012 with the approval of the Federal Council for Literary and Artistic Works, is to release his third work. The novel will be available within the coming weeks and it will be launched in Khartoum. If you want to order it, be in touch with the novelist himself by reaching him at ayaandhalad5@hotmail.com

Continue reading …
Page 1 of 212