Warar Xaqiiq ah iyo Faallooyin Deegaaanka Soomaalida/Ogaden/Kilil5-Faallo.com

A New Novel in English by Mohamed Abdikadir (Stanza)
Faallo.com (Addis Ababa) 17-06-2013

This is the upcoming novel in English language by the acclaimed and published Somali poet and novelist, Mohamed Abdikadir (Stanza). The Juba University educated writer whose two books: Haldoor and Single Kiss were published by Sudan Currency Printing Press in Khartoum in 2012 with the approval of the Federal Council for Literary and Artistic Works, is to release his third work. The novel will be available within the coming weeks and it will be launched in Khartoum. If you want to order it, be in touch with the novelist himself by reaching him at ayaandhalad5@hotmail.com

MAXAAD KA OGTAHAY KISNIISADDA LAYIRAAHDO MARY PLACE MY HOPE‏
MAXAAD KA OGTAHAY KISNIISADA LAYIRAAHDO MARY PLACE MY HOPE‏

Waan idin salaamay dhamaan dadwaynaha somaliyeed meelkastoo joogtaan,sidoo kale waxan salaamayaa bahda faallo.com.

Aduunyadu waa mushkila waa imtixaan nolol kasta ood kujirtid iyo meelkasta oo aad joogtid Alle ayaana inoo sheegay inagana waxa laynaga rabaa sidaan uga dabaalan lahayn.Dunidana majiro qof manta oronaya bes waan kadhargay,qof kasta ha ahaado taajir iyo milyaner lambar baa kakhaldan,hadaba aan usoo noqdo qormadan waxaa dhacda wadamada yurub inay jiraan Somali kuxeraysan ama wax kacuna kiniisado kadib markii laqaabili waayay oo dantu ugaysay markii lawaayay meelo muslimiintu leeyihiin oo dadkaa kafaala qaada inta arintoodu meel uga dhacayso,laakiin inta badan dawladuhu waxay siiyaan kaalmo kisniisadaha oo ku andacooda inay dad wax u qabtaan, dadka muslimiintuse waxay larafanayaan inay iska bixiyaan korontada maraakista ay leeyihiin oo iyaga umbaa dhexdooda iska uruuriya.

Waxaa jira iyaguna Somali communities woxoga dhaq dhaqaaqa sameeya laakiin uun muuqan,marka laga reebo xafiisyo ufuran ooy dadka shaqo kala raadiyaan. Mana aha communities midaysan oo reerba mid bay iska leeyihiin taasoo wiiqday waxay horumar samayn lahaayeen.

Aan ka gudbo yurub oon usoo laabto woqoyiga America iyo Minneapolis waxaa jira kiniisad qofka u kaca bartamaha Minneapolis duleedkeeda kutaala oo layiraahdo Mary Place, kiniisaddaa waxa kuxeraysan dad kala duwan oo ka kala yimid wadamada dunida iyo dad maraykan ah oo iska bixin waayay kiradii guryaha, hadaba dadkaas waxaa kamid ah dad Soomaliyeed oo boqolaal qoys ama kudhaw gaaraya oo kunool, inta badana kayimid magaalada Qabribayax ee gobolka Jigjiga (sixitaan tifaftire: Waa dadkii ku xaraysnaan jiray xerada qaxootiga ee Qabribayax ku taalla, ee loolama jeedo reer Qabribayax oo qudha), kiniisaddaa qololkeda waxa kudhagan mucatabkii ay Soomalidu kaxanaaqi jirtay, caruurta yar yar Arbaca walba waxa loqabtaa kulan,hal ama laba doolarna waa loo qaybiyaa iyo woxogaa nacnac iyo buskut buskud ah, dabcan waad garanaysaa waxa looshegaya maha akhlaaq wanaagsan ee waxa caruurtaa lagu barbaarinayaa inay diinta gaaladu wanaagsantahay, waa yaab oo mayara, caruurtii qaar wayba aamineen saas iyadoo markii horeba iskulka cadigaa khaatiyaan laga taagnaa ayay kisiisaduna ugu sii biirtay.

Waxa dhacay in istalaabtii qololka ku dhaganayd ay Soomalidu kattabaan kadhigteen, qaarna kafujiyeen oo sariirtii hoos dhigeen oo layiri waxad samaynaysaan waa xad gudub, qof Soomaliyana ma arki karo malinkasta, umana dulqaadan karo.

Haddaba dadkan walaaleheen ah ee meesha kujira dhamaantood kuma qanacsana,qaar kamida guri bay kusugayaan, kuwa kalana waxay kuleeyihiin xoolo ayan ku uruursanaynaa oo kiro nagama baxdo. Oday kamida odayada kayimid kaamka Qabribayax oon lakulmay ayaa gobol kale kasoo guuray markii layiri meeshan soo dagoo wax ku uruursana wuxuu yiri caruurtayda gayn maayo kiniisad.

Haweenayda maamulaha ka ah kiniisadan waxa bishii February siiyay abaal marin madaxwaynaha dalka maraykanka.

Dhibka ugu badan wuxuu ka imayanayaa dadka joga Minneapolis oo soo waalaya dad gobolo kale jooga oo iska shaqaysta, nolol fiicana iskaga nool,dadkaa waxa kamida,dad bari hore yimid oo raba dadkaas inay geeyaan caruurtooda day care ay iyagu iska leeyihiin iyo transportation ay dawlada wax kaga cunaan, waxaan leeyahay dadkan masakiinta kudanaysanaya shame on you xishooda oo kadaaya caruurtan aad kusoo guraysaan kiniisada aakhiro idinkaa laydiin haystaa.

Waxaan leeyahay dadka kujira kiniisadda ee awooda 800 ama 1000 ka dolar ee kirada waxba idiin tarimayso, waxaa kadaran caruurtiina faraha kasii baxaysa. Inkastoo Reer galbeed isku mid yahay haddana caruurta waa in lagu dadaalo, hadii adoo taagan ilmahaagu uu kuyiraahdo may name is John ama Christian maxay kutari lacagtaa uruurisay? waa waxba.

Waxaan leeyahay dadka kale inay walalahod u diyaariyaan program ay kaga saarayaan kiniisada kol ay iyaga wacyi galiyaan si ay af midaysan dawlada ula tagaan ooy yiraahdaa halanoo raadiyo meel aan kiniisad ahayn,ileen shelters ama guryo badanoo waxaa jira loogu talagalay dadka cusub oon kiniisad ahayn.

Intii aragtay way aragtay intaan arkina ha uso duceeyaan walaalahood, inta joogta gobolada kale ee shaqo haysata inayna iman kiniisada mpls hafdii ayna guri caadiya dagayn.

Walaalkiin Cadde

cade2009@hotmail.com

Egyptian warning over Ethiopia Nile dam
Source: BBC

Egyptian President Mohammed Morsi has said “all options are open” to deal with any threat to his country’s water supply posed by an Ethiopian dam.

Mr Morsi said he was not “calling for war”, but that he would not allow Egypt’s water supply to be endangered.

Egypt was apparently caught by surprise when Ethiopia started diverting the Blue Nile last month, amid works to construct a hydroelectric dam.

The river is a tributary of the Nile, on which Egypt is heavily dependent.

The Great Ethiopian Renaissance Dam is a $4.7bn (£3.1bn) project that Ethiopia says will eventually provide 6,000 megawatts of power.

It says the Blue Nile will be slightly diverted but will then be able to follow its natural course.

“Egypt’s water security cannot be violated at all,” Mr Morsi said on Monday. “As president of the state, I confirm to you that all options are open.”

“If Egypt is the Nile’s gift, then the Nile is a gift to Egypt,” he said, quoting popular sayings about the river in an emotive televised speech.

“The lives of the Egyptians are connected around it… as one great people. If it diminishes by one drop then our blood is the alternative.”

Analysts say Mr Morsi could be using the issue to distract attention from severe domestic political and economic challenges.

Egypt is particularly dependant on water supply from the Nile, and its growing population has been placing that supply under increasing strain.

Sudan is also reliant on Nile waters.

Egypt cites a colonial era ruling to claim a right to the majority of the Nile’s waters for itself and Sudan, but Ethiopia says the ruling is outdated.

Mr Morsi said Egypt had no objection to development projects on Nile basin states, “but on condition that those projects do not affect or damage Egypt’s legal and historical rights”.

Last week, Egyptian politicians were inadvertently heard on live TV proposing military action over the dam.

Cabdi Bade oo Laga Dhigay Guddoomiyaha Maxaabiista (Jeel Ogaadeen )
Faallo.com (Jigjiga) 12-06-2013

Cabdi bade oo laga dhigay guddoomiyaha maxaabiista (jeel ogaadeen ) iyo cabsi la soo deristay maxaabiista

Ilo xogogaal ah ayaa waxay sheegayaan in madaxwaynaha DDS  Cabdi Maxamuud (Cabdi Iley) dhawaan markuu maxaabiista qaar sii daayey uu ammaanay Cabdi Bade oo ah hadda maxbuus, horayna loogu xasuusto gumaad ba’ an ay uga wada gaysteen isaga iyo madaxwaynuha Cabdi Iley Jeel Ogaadeen, dad fara bandanna ay ku laayeen oo hadda ku aasan jeelka gudahiisa iyo maxaabiis badan oo ku curyaantay oo illaa hadda lagu qarinayo jeelka dhexdiisa, lagana qarinayo eheladooda.

Ammaantaasi waxay dhashay in Cabdi Bade laga dhigo guddoomiyaha jeelka ee maxaabiista khasab wax kaga sheegsiiya inta la ciqaabo. Taasi waxay beeninaysaa niyad wanaag uu madaxwaynuhu dadka u sheegayay inkastoo uu ka mid ahaa hadallada beenta ah ee qurba joogta loo sheego si loogu ekaysiiyo in dadku nabad haystaan. Xaqiiqada jirta ayaa ah in dadki waddanka ku noolaa laga dhigay wax la laayay, wax qaxay iyo wax la bahdilay iyo wax jeelka ku jira. Waxaa kale oo la yaab noqotay barasho la’aanta iyo wax ku-qaadasho yarida Cabdi Bade ee waayaha soo maray noloshiisa. Isagoo wuxuu dadka gumaadaba, loogu abaal guday in jeel loo taxaabo, meeshii uu ka towbad keeni lahaana, uu wali ku socdo ficilladii uu eersaday ee hore, kaaga darane waliba jeelka dhexdiisa.

Falanqayntu waxay u taallaa akhristayaasha Faallo.com

Bahda Faallo.

DHIBAATADI LIYUUGU DEGMOOYINKA KU HAYEEN OO JIGJIGA SOO GAADHAY
Faallo.com (Jigjiga) 10-06-2013

DHIBAATADI LIYUUGU DEGMOOYINKA KU HAYEEN OO JIGJIGA SOO GAADHAY

Degmooyinka ONLF ka dhaqdhaqaaqaan waxaan horay u ogayn inay dadku argagax ku noolyihiin wixii aan qixin ama la gumaadin ee wali nool waxaa caadi ah in gabadhii dhaban len ay si gaar ah target ugu ahayd liyuuga waxaa caadi ah in gabadhi dhaban leh looga yeedho xerada haday diiddana waxaa lagu eedayn inay tahay (cell)  eraygan oo ah magaca loo yaqaanno xubin ONLF ah oo qarsoon waxaa lala tagayaa xerada ama way is dhiibi ama waa la kufsan ama waa la soo gudbin ayado odanbiile ah oo la jidh dilay.

Hadaba waayadan liyuugii baa Jigjiga gabadhii dhaban lehba dariiqa ka qabsanaya oo maalin dhawayd gabadh la fujin waayay nin liyuu ah suuqa iyo dariiqana ka raacay waxaa la yaabtay gabadh qurba jog ah oo la kulantay xilligaas oo aad ula halgantay ninkii ilaa gabadhii ay ka sii daysay.

Bahda Faallo.com

BOOBKII DEEGAANKA OO HALKII UGU SARRAYSAY MARAYA OON LAKALA QARSANAYNIN
Faallo.com (Jigjiga) 09-06-2013

BOOBKII DEEGAANKA OO HALKII UGU SARRAYSAY MARAYA OON LAKALA QARSANAYNIN

Maamulki mashaariicda ee deegaanku waxay maraysaa halkii ugu foolxumayd intii uu deegaanku jiray  hadda cidda la siinayo mashaariicda umaba baahna inay laysin leedahay, wax shuruud ah loomaba eegayo shardigu waa inaad heshiis ku tihiin madaxda sare ee xoogga is biday ama Cabdi ku dhaw –tartan ma jiro leesin looma baahna waxaa ka mid ah

1-    XASSAN AXMAD IRAAD  ooy madaxwaynaha qaraabo yihiin iskuna shubshubtaan oo hadda kililka dhexdiisa mashaariic ka wada haddana loogu daray garoonkii kubbadda,

2-    INA XASSAN WAAL oo dhawaan tartan la’aan75,000,000 .00 todobaatan iyo shan milyan la siiyey ooy madaxwaynaha ilma abti yihiin

3-    Iyo sadexda shirkadood ee mashaariicda waawayn la siiyo sida Cabdullaahi Cabdulqaadir ,    Xaawo faruuro     iyo Najiib oo qiimaha ay rabaan lagu siiyo mashaariicda.

Falanqaynta waxay u taallaa akhristayaasha faallo.com

JAADKI OO XADKIISII DHAAFAY IYO AMBULANCE JAAD QAADAYSA
Faallo.com (Jigjiga) 09-06-2013

JAADKI OO XADKIISII DHAAFAY IYO UMBULANCE JAAD QAADANAYSA OO FADXIYA HORTAAGAN

Waxaan maalmaha qaar arkaa Ambulance (gaadiidka qaylodhaanta) oo taagan suuqa FATXIYA (goobta jaadlaha) hotrteeda  oo kolkay goorsheegtu tahay 12-ka duhurnimo lagu soo xoomo. Waxaan Is idhi ma shil baa dhacay oo dhaawac bay qaadaysaa? Haddaanse u soo dhawaaday waxaan arkay wax indhayga ka yaabiyay, garaadkayguna qaadan waayay, taaso ah gaadiidkii gurmadka caafimaadku uu isu baddalay gaadiidka lagu daabbulo Qaadka!! Illeen JAAD  bayba ambalaastii dhammayd qaadaysaa!!! Waxaase la ii sheegay in jaadka lagu qaato ooy caadi tahay,  waxaan xasuustay degmo degmooyinka Deegaanka ka mid ah oo laba ciyaal ah qorigi aabahood isku dhuftay oo kid caloosha lagaga jeexay rasaas dabadeedna loo baahday in dhakhtar loola ordo hase yeeshee umbulance  lagu qaado la waayo markii la iswaydiiyeyna waxaa caddaatay inuu maamulka degmadu jaad ugu dirsaday meel jirta 120 kiilo mitir.

Jaadka ayaa dhibaato ba’an ku haya deegaanka waxaase la yaab leh MAQALE looma ogola jijigana waa lagu dejiyaa iyo gobolladeenna waxaase iswaydiin leh ninka mushaarkiisu yahay 3-5 kun ee maalin walba 1000ilaa 2000 ku qayilaya  waa yaabe xagee buu ka keenaa.

Waxaan u daynaynaa akhristayaasha faallo.com

Ma Xaqiiqo Raadis Baa, Mise Boorso Madhan Bay Siteen?
Faallo.com (Jigjiga) 09-06-2013

Saraakiishi Federaalka ee dhawaan Dhagaxbuur waraystay ma  boorso madhan bay wateen mise waa xaqiiqo doon?

Muddo laba bilood ka hor ah waxaa gaashaandhigga federaalku waraysteen ashkhaas shacabka reer Dhagaxbuur ka mid ah oo rag iyo dumar ah oo ay ku dhiiri geliyeen inay ka war bixiyaan gaboodfallada ciidamada liyuuga iyo maamulka dawladda kililku u gaysteen . Ashkhaastaas markay muujiyeen argagaxa ay ku hayso haday hadlaan in la layni waxay siiyeen dammaanad iyo ballan qaad inuusan  madaxwaynuhu, waa ina Ileye, iyo Ina laba Go’le toona wax yeeli karin, sidaasaana waraysi lagaga qaaday, inkastooy cabsanayeenna wararka qaar way ku dhiirradeen inay sheegaan inkastoo hanjabaad badan kaga imaanaysay Cabdi Laba Go’le iyo dhinaca Cabdi Iley. Markuu waraysigu dhammaaday waxaa la xidhay qof dumar ah laakiin ciidamada federaalka ayaa ka sii daayay. Wax is beddel ah oo ilaa hadda dhacay ma jiraan.

Haddaba waraysigaas ma waxaa ka danbeeyey janannada aysan wali lacagta madaxwaynuhu qaybinayo gaadhin mise dhibka ayay rabeen inay wax ka qabtaan ? ma daraasad bay wadeen wax ku ool ah?  Mise boorso madhan bay wateen oo Cabdi Iley dhaqankiisa ayay barteen oo budgetka inta ka hadhay bay rabeen? Xilligaas wax yar ka bacdi ayuu madaxwaynuhu samaystay wakaaladda dhismaha DDS taasoo isla markiiba loo shubay budgetkii ay xafiisyadu mashaariicda ku fulin lahaayeen oo dhan  asagoo u dhiibtay wakaaladda wiil yar oo darawal u ahaa Cabdi xilligii uu hoggaanka ahaa iyo gabadh uu adeer u yahay!!!

Toloow Ethiopia oo dhan lacag ma gaadhsiin karnaa waa yaabe? Miisaaniyad mashaariicdi Deegaanka waa loo la’yahay, wixi hadhayna kor baa loo sii wadaa wasiirradii deegaanka ayaa ashuun ku addimaya oo yaabban qorshihi uu dhex dhigana way ansixinayaan illeen ruux mucaaradi karo ma jiro oo Zuwaay baa loo diri.

Mise soomaali Cabsi uun bay wax ku leedahay? Oo si kale looma xukumi karo?

Ra’yiga qaadaa dhiggiisa akhristayaasha ayaan u dhaafaynaa

Musuqmaasuqa Deegaanka iyo Cabdi Iley: Faahfaahin
Faallo.com (Jigjiga) 08-06-2013

Musuq-maasuqa oo xafiisyada dowlada maraya meeshiii ugu saraysay waligeed iyo Cabdi Iley oo madaxdii xafiisyada ka joojiyay lacagihii mobilada post paidka ah.

Waxaan wada ogsoonahay in uu wakhtigii xukuumaddii Daa’uud Maxammad Cali si aad u wanaagsan loo xakameeyay musuq-maasuqa xafiisyada marka laga reebo xafiiska nabadgalyada oo uu wakhtigaas haystay madaxwaynaha hadda talada haya ee Cabdi M Cumar (Cabdi Iley) oo xilligaa uu xafiiska nabadgalyada haystay, lunsadayna lagagtii musumaasuq lagu lunsado taariikhda Deegaanka tii ugu badnayd inta la xasuusto, musuqaas oo uu dad badani iswaydiinjiray:- muxuu madaxwayne Daa’uud u arki la’yahay hantidan uu Cabdi Iley lunsanayo? Hadana qofka labadooda isku ogaa wuxuu jawaab ka dhigan jiray:- waa laba saaxiib ah xafiiskana lacagtiisa way wada lunsadaan taas oy markii danbe dadku u qaateen arin ay isku qancin karaan.

Hadda wakhtigan aan joogno gaar ahaan laga soo billaabo saddexdii sano ee uu Cabdi Iley xafiiska hayay waxaa meeshii ugu saraysay gaadhay lunsigii la lunsanayay hantida dowlada iyada oo uu Cabdi Iley xadhiga u siidaayay dhamaan madaxda xafiisyada heer kasta oy yihiin musuqmaasuquna si wayn ugu faafay ilaa heer qabalee.

Waxaa kale oo Cabdi Iley hadalo muuqaal ah lagaga hayaa in uu dagmooyinka qaarkood dadka shacabka ah ugu qudbadeeyay xiligii ay dibu-curashadu bilaabmaysay:

waxba kama sheegi kartaan maamullada aan idiin keenay hadii ay wax lunsadaan iyo hadiikalaba xataa hadaad madaxda aan idiin keenay oo lacagaha iyaga oo baco kuwata aragtaan lama hadli kartaan waxana kama sheegi kartaan

Waxaase iswaydiile Cabdi Iley sababta ay dawladda dehxe oo sheegaty inay musuqmaasuqa la dagaallamayso ula xisaabtami wayday? Mise sheekada la dagaallanka musuqu waa arrin cid gaara oo loo jeedo uun ku kooban?

Haddii aan usoo laabanno shirkii Cabdi Iley uu asbuucii tagay cabinetka Deegaanka u qabtay waxaa ka dhex muuqda in uu Cabdi Iley ka baqayo laba arimood:-

tan koowaad waxaa waayahan danbe deegaanka ku soo badanayaan mas’uuliin iskood isaga socota oo u kuur galaysa arimaha musuqmaasuqa iyo dadka kala gadisan oy la samaynayaan xidhiidh gaar ahaan madaxda deegaanka waxna ka waydiiya markay u baahdaan dhinaca lunsiga hantida dowlada inkasta oo dadkaas marka la ogaado hawada lag qariyo laguna aamusiiyo lacago iyo hadiyado ayna horay u baranin. Hadana Cabdi muuna ku xasilin waxaas oo dhane wuxuu shir u qabtay cabinetkii dhaantada wuxuuna amar ku siiyay mas’uuliinta xafiisyadu in ayna isticmaali karin mobiladii ay lacagtooda dowladu bixin jirtay”post paid cards” oo runtii iyagu ahaa kuwo shaqo aad u wayn xafiisyada u hayay laguna kala waday shaqada xafiiyada iyo in xilli walba oo loo baahdo masuulka laga heli karay isna dadka kala xidhiidh jiray halkaasna xidhiidh balaadhan lagu waayay.

Takale dad badani ma garanayaan sababta arintan uu u keenay isaga oo kazoo reebay cabineetka isaga iyo masuulka xafiiska nabad galyada kaliya: waxaana halkaas kacad in uu Cabdi cabsi wayn ka qabo xidhiidh in ay madaxda federaalku usbuucan la soo sameeyaan madax farabadan waxna laga waydiiyo dhinaca arrimaha musuqmaasuqa oy dawladu xilligan daba-gal wayn ku hayso

Waxaan gabagabadii ku so oaf jaraynaa “layligu wuxuu kadidaa biyaha calooshiisa kujira” Cabdi ilayna wuxuu ka khal-khalsanyahay danbiyada uu dhinaca hantida shacabka ka gaystay .

Ugu danbaystii waxaan halkaa kasii wadi doonaa inshaa allaah maalmaha soo socda ilaha Cabdi Iley ee dhinaca musuq-maasuqa iyo waxa ay tahay in laga qabto mustaqbalka.

Wacays-Bahda Faallo, Jigjiga

Cabdi iley Seedigii oo Maxaabiis Ku Jeesjeesay!
Faallo.com (Jigjiga) 05-06-2013

Cabdi iley Seedigii oo Maxaabiis Ku Jeesjeesay!

Cabdi iley seedigii Khadar Cabdi ismaaciil oo la dhashay afada yar ee cabdi iley marwo Aniisa cabdi ismaaciil kuna magacaaban madaxa xafiiska jidadka wuxuu maanta la qadeeyay si jees jees ah maxaabiis qaarkood todobaadkan la soo daayay iyo qaar aan si rasmiya aan xoriyadooda u helin.

Maxaabiistan oo ka soo kala jeeda gobolada Jarar iyo Faafan si aan sharaf iyo maamuus lahayna loola dhaqmay waxa wali daba wareegaysa camerada cakaaranews oo ay laayihiin meel ay ka galaan.

Muuqaalkan sare ka daawo, waa qado hotel Jigjiga ku yaala waxaana muuqda muuqaalka maxbuus xaaji maxamed buraale oo dhawaan geeri naxdin leh ay ku timid walaalkii ilaahay ha unaxaristee marxuum faysal buraale oo la ogaa sidii loo bahdiley Xaaji Maxamed Buraale oo rajaynayay ka qayb galka aaska walaalkii oo si kadisa ugu dhintay shil baabuur.

Sawirka waxaa kale oo muuqda Suldaan C/raxmaan Bade oo isaga iyo duqey beesha jidwaaq ah laga keenay xabsi ku yaala degmada birqod todobaadkii tagay.