Home » Archives by category » Warka Deegaanka » Suugaan

A New Novel in English by Mohamed Abdikadir (Stanza)

This is the upcoming novel in English language by the acclaimed and published Somali poet and novelist, Mohamed Abdikadir (Stanza). The Juba University educated writer whose two books: Haldoor and Single Kiss were published by Sudan Currency Printing Press in Khartoum in 2012 with the approval of the Federal Council for Literary and Artistic Works, is to release his third work. The novel will be available within the coming weeks and it will be launched in Khartoum. If you want to order it, be in touch with the novelist himself by reaching him at ayaandhalad5@hotmail.com

Faallo.com: Afeef- Cabdi Gorod wuxuu ahaa abwaan qiimo badan, mudanna in buug dahab ah lagu qoro taariikhdiisa. Intaa ka dib, waxaa dhici karta in akhristayaasha qaar dhibsadaan Gabayada abwaanka qaar oo magacyo qabiil ay ka muuqdaan. Taasi waxay ahayd dhaqan Soomaali in qabiiladu is xifaaleeyaan. Sidaa darteed yaan loo arkin qabyaalad, ee ha laga bogto [...]

Continue reading …

Kufriga iyo islaamkuba dadkii waa ay kadeedeene
Nin waliba intuu keyn galuu kaalay leeyahaye
Keeniyo hoggaan buusitaa kii aan lootagine
Geelaa kursaha weyn majiro kobaan kumaallaaye
Kobna kuma baryaysoo naftani waa la kolo’leeye

Continue reading …